Marvada sex video Sex chat with sweden people

waxana Arinta Siweyn Uga Hadlay beesha Calamka OO cadeyey tageera la’anta madaxweynaha Soomalaiya U hayaan taasi badalkeeda waxaana aqoon yahanadu sheegayaan in dantii laga lahaa oo in wax...

Aduunka casrigaa waxaa laga hagaa saxaafadda, dalkastaana waxaa ay inta badan horumarkiisu ku salaysan yahay hadba warbaahinta uu dalkaas leeyahay.

Nasiib darro warbaahinta Soomaalida ayaa noqotay halka Soomaaliya…

https://youtu.be/r43dv8k8M1k Dalalka horumaray ee reer Galbeedka ayaa isticmaala falasafadda “division of labor”oo loola jeedo in howl-kasta ama shaqo kasta qaybbo fara baddan loo qayb qaybsho oo qof-kasta qayb-yar loo daayo.

Paedophile gang from Somalia abused children in Bristol(Avon and Somerset Police) Thirteen Somali men have been convicted of more than 40 child sex crimes in a shocking case in Bristol.

The paedophiles preyed on 10 victims in the south-west city and carried out a string of child exploitation offences, including rape and child prostitution. Beesha Caalamka ayaa Warqad fariin culus xanbaarsan usoo dirtay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo horey isaga indho tiray baaqyo kala duwan oo looga codsanayay inuu dhameeyo khilaafka isaga iyo reysal waarihiisa.

Warqadaan oo ku qornayd luuqada English-ka ayaa nuqulkeeda wuxuu soo gaaray xafiiska wararka ee Warqada ayaa sidatan...

Waxaan ogayn in khilaafka madaxwayne Xasan Sheekh iyo raysalwaraasre Cabdiweli Sheekh Axmed caddaadiska ugu balaaran uu saarna garbaha guddoomiyaha baarlamaanka federaalka Soomaaliya.

Waxaan kaloo ogayn in Jawaari labadii guddoomiye ee ka horeeyay uu kaga duwan yahay xirfada macquul-u-samaynta tilaabooyinka siyaasadeed ee laga yaabo inay raad taariikheed...

Waxaa maantay golaha Wakiilada Puntland hor tagay Wasiirka wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare Cali Xaaji Warsame isagoo barlamaanka usoo bandhigay warbixin ku saabsan waxqabadkii wasaaradda sanadka2014, iyadoo dhinaca kale ay su’alao weydiinayeen xildibaanada barlamaanka Puntland.

Waxaa kulankaan ku waheliyey Wasiir ku- xigeenka wasaarada waxbarashada...

waxa Dhawana Khilafka Madaxweynaha Iyo raysal wasaraha ka Hadlay beesha calamka Oo Sheegay inya Laalush wadaan Xildhibanada tageersan madaxweynaha Soomaaliya.

Tags: , ,